War Deg Deg Ah : Mid kamid ah Musharaxiinta Madaxweyne oo gordhaw tanaasulay (Waa Kuma)

War Deg Deg Ah : Mid kamid ah Musharaxiinta Madaxweyne oo gordhaw tanaasulay (Waa Kuma)


ADVERTISEMENTS
Waxaa goordhaw shaaca ka qaaday in uu tanaasulay kana haray tartanka doorashada mid kamid ah Musharaxiintii u taagneed xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee goordhaw ka bilaabaneysa magaalada Muqdisho.

Musharax Zakariya Maxamuud Xaaji Cbadi ayaa sheegay in uu go'aansaday in uu tanaasulo kana haro tartanka doorashada, waxa uuna ugu baaqay Xildhibaanada labada Aqal in ay doortaan codkoodana siiyaan qofkii ay u arkaan in dalka iyo dadka Soomaaliyeed wax u taraya.


Tartanka doorashada waxaa isugu soo haray 21-Musharax kuwaaa oo ku tartami doona doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana la filayaa in wareega hore ay haraan inta badan Musharaxiinta, 



waxaana wareega labaad hadii la iska gaaro ku tartami doona afarta musharax ee ugu codadka badan.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: War Deg Deg Ah : Mid kamid ah Musharaxiinta Madaxweyne oo gordhaw tanaasulay (Waa Kuma)
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-08T19:13:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
War Deg Deg Ah : Mid kamid ah Musharaxiinta Madaxweyne oo gordhaw tanaasulay (Waa Kuma)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 7:13 PM and have 0 comments