Sherine oo Fadeexadeedi Ka dib kasoo hilaacday Mahrajaanka ugu caansan Kuwait

Sherine oo Fadeexadeedi Ka dib kasoo hilaacday Mahrajaanka ugu caansan Kuwait


ADVERTISEMENTS
Xidigada masriyada ah ee Sherine Abdelwahab ayaa kasoo muuqatay masraxa mahrajaan faneedka ee ugu caansan dalka Kuwait ee “Febrayar Kuwait” iyadoo halkaas kusoo bandhigtay heesahedi loogu jeclaa, 

Sherine ayaa ku xaragoonaysay toob aad u quruxbdan oo dahabi ah oo saxaafadu aad u amaaneen. 




Waxaana xusid mudan inuu hada socdo barnaamijkeedi kowaad ee “Shery studio” oo ah talk show ay xidigaha jilitaanka iyo heesaha ay ku casuumto.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Sherine oo Fadeexadeedi Ka dib kasoo hilaacday Mahrajaanka ugu caansan Kuwait
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-08T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sherine oo Fadeexadeedi Ka dib kasoo hilaacday Mahrajaanka ugu caansan Kuwait



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments