Sheeko Xanuun Badan:Sagna Oo Sabab Unoqday In La Ogaado Cudur Halis Ah Oo Uu Qabay Laacib Ay Isku Dhaceen

Sheeko Xanuun Badan:Sagna Oo Sabab Unoqday In La Ogaado Cudur Halis Ah Oo Uu Qabay Laacib Ay Isku Dhaceen


ADVERTISEMENTS
laacib uu halakeeyay cudurka kansar-ka oo khadka dhexe uga ciyaara kooxda Newcastle Jonas gutierrez ayaa daboolka ka qaaday in daafaca Bacary Sagna oo waqtigaa ka tirsanaa kooxda Arsenal uu ahaa ninka soo dadajiyay in iskaan lagu ogaado Feex uga taallay Xaniinyaha.
31-jirkaan ayaa u waramay TV laga leeyahay dalkiisa Argentina xidigaan ayaa sheegay in Tababare Alan Pardew uu dhegtiisa ku dhibciyay in koox cusub raadsado kadib markii uu tababarka ku soo noqday.
xidigaan oo la hadlayay Tyc Sports oo dalkiisa Saldhigta ayuu xidigaan ku sheegay in xanuun daran uu dareemay mar ay isku dhaceen Sagna oo imika u ciyaara kooxda Manchester City maalintii ugu dambaysay xilli ciyaareedkii tegay isayadoo markii dambe dantu ku qasabtay in laga bixiyo mid kamida xaniinyaashiisa.





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Sheeko Xanuun Badan:Sagna Oo Sabab Unoqday In La Ogaado Cudur Halis Ah Oo Uu Qabay Laacib Ay Isku Dhaceen
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-14T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sheeko Xanuun Badan:Sagna Oo Sabab Unoqday In La Ogaado Cudur Halis Ah Oo Uu Qabay Laacib Ay Isku Dhaceen



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:00 AM and have 0 comments