SAWIRRO: 15kii Hablood Ee Ugu Shidnaa Ee Uu Xiriir Jaceyl Lasoo Sameeyey Salman Khan – Miyuu Abid Guursan Doonaa?

SAWIRRO: 15kii Hablood Ee Ugu Shidnaa Ee Uu Xiriir Jaceyl Lasoo Sameeyey Salman Khan – Miyuu Abid Guursan Doonaa?


ADVERTISEMENTS
Salmaan Khan waa doobka ugu weyn Bollywood Town. Shaqsi kasta ayaana doonaya inuu ogaado xilliga uu guursan doono Sallu.

Si kastaba ha ahaatee, 51 sanno jirkaani wuxuu doortay inay maalin walba saxaafaddu hadalheyso arrimaha ku saabsan guurkiisa. Wuxuuna xiriir jaceyl la sameeyey hablo badan kuwaasoo uusan abidna guursan iyadoo aan la sharrixin sababta uu xiriirkoodu u burburay.

Sidaas darteed, sababtu waxay tahay muxuu u guursan waayey Salman Khan? – Taageereyaasha Salman Khan ayaa hadalka kuugu soo koobi doona, keliya wuxuu raadsanayaa gabar u qalanta!

Filimside ayaa halkaan idinkugu wadaagi doonta 15 hablood oo caan ah kuwaasoo uu xiriir jaceyl iyo haasaawe lasoo sameeyey Salman Khan balse uusan guursan.

AISHWARYA RAI BACHCHAN



LULIA VANTUR



SANGEETA BIJLANI



KATRINA KAIF



ZAREEN KHAN



HAZEL KEECH



CLAUDIA CIESLA



DAISY SHAH



SOMY ALI



SNEHA ULLAL



BRUNA ABDALLAH



MAHEK CHAHEL



ASIN THOTTUMKAL


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: SAWIRRO: 15kii Hablood Ee Ugu Shidnaa Ee Uu Xiriir Jaceyl Lasoo Sameeyey Salman Khan – Miyuu Abid Guursan Doonaa?
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-03T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
SAWIRRO: 15kii Hablood Ee Ugu Shidnaa Ee Uu Xiriir Jaceyl Lasoo Sameeyey Salman Khan – Miyuu Abid Guursan Doonaa?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:30 AM and have 0 comments