SAWIRO + MUUQAAL YAAB BADAN: Fanaan Caan Ah Oo Maqaaxi Raashin U Doontay Deedna Arkay

SAWIRO + MUUQAAL YAAB BADAN: Fanaan Caan Ah Oo Maqaaxi Raashin U Doontay Deedna Arkay


ADVERTISEMENTS
Waxay aheyd arrin yaab badan oo soo wajahday mid kamid ah macaamiisha wax ka cuno maqaayadda “Pizza Hut.

Ace Brown waa soo saare Music ahna Fanaan Wuxuu usoo cunto tagay maqaayadaan wuxuuna arkay iyadoo faaruq ah maadama ay u muuqan waayeen wax shaqaale wuxuuna go,aansaday inuu maqaayadda ku dhex wareego isagoo weliba qeelinaayo wuxuuna iska duubayey kaamiro si loo ogaado waxa uu sameenayo.

Markii uu ninkaan gaar qolalka dambe ee maqaayada  wuxuu arkay laba kamid ah shaqaalaha Maqaayadda oo ahaa gabar iyo Wiil oo sameeyo ciyaarta sariirta sida uu isaga sheegay.

Sida ka muuqato Muuqaalka, Ninkaan ayaa labadaan shaqsi marka ugu horeyso waydiinayo waxa ay sameenayeen balse waxay ka codsadeen inuu ka tago, wiilkana wuxuu gabadha ku amray inay albaabka usoo xirto.

Gabadha ayaa Music Soo Saarahaan u sheegtay in iyada iyo saaxiibkeed ay ku jireen lacag xisaabin, waxayna ka codsatay inuu muuqaalka qeybta fadeexada ah ka jaro islama markaasna uu shucaac ku furo wajiyadooda.

Dhanka kale Maamulka Maqaayadda Pizza Hut ayaa inkirtay falkaan waxayna tilmaameen in warka ninkaan uu yahay mid xaqiiqda ka fog: ” Xilli Ay Labadaan Shaqaale xirayeen Maqaayadda isla markaasna ay ku jireen Xisaab Xir, ninkaan yaabka badan ayaa usoo galay, Shaqaalaha markii hore albaabka banaanka iskama aysan xirin”.


Maqaayadaan ayaa ku taal dalka Ingiriiska gaar ahaan Park, Bristol, waana maqaayad si weyn looga garanayo guud ahaan dalkaas.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: SAWIRO + MUUQAAL YAAB BADAN: Fanaan Caan Ah Oo Maqaaxi Raashin U Doontay Deedna Arkay
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-01T19:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
SAWIRO + MUUQAAL YAAB BADAN: Fanaan Caan Ah Oo Maqaaxi Raashin U Doontay Deedna Arkay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 7:30 PM and have 0 comments