Naagaha Sweden Oo Nin la’aan iyo galmo la'aan ku dhacday

Naagaha Sweden Oo Nin la’aan iyo galmo la'aan ku dhacday


ADVERTISEMENTS
Subxanalaah Warbixin Cajiib ah oo Wadanka Swedan laga yaqaabo in dhawaan ay Ragg ku Nool wadankaani ay noqdaan kuwo Kaligood Nool iyo dumarka oo Noqon Doona Hooyo iyo abe, Qurada Dalkaani ayaa waxaa sheegay in Haweenday ay ka maarmeeyso In ay hesho Nin balse ayada isku Noqon Doonta Hooyo iyo abe ilmaheeda lagu soo abuuri doona ayada oo kali ah.

Hadaba Hadal haynta ugu weyn oo dhalisay Muran iyo qeeylo ba ayn ayaa sababtay in Ragga ay diidan arintaasi balse wadanka ayaa intiisa badan waxaa laga amar qataa dumarka oo Goaanka is kaleh halka loo qaado Bolkiiba sagaashan iyo shan dumarka balse waxaa dhacda in Ragga codkooda la eegay ayaa waxaa ayagane lagu Reebay Boqolkiiba sideetan iyo todob, Hadalkaani dhaliyay muranka iyo qeeylada ayaa waxaa lagayabaa in ay dumarka dholoshooda ka fin waayan ayaga oo mucaarada Ragga,



RIIX HALKAAN KA DAAWO MUUQAAL




Dhaqaatiirta ayaa waxaa Baahisay in ay haweeneyda ay u roontay in ay kaligeed uur qaado ayna sidaas ku dhasho oo kaligeed ay maamulka Guud iyo saraba ay lahaato misane ku imaan doona cawaaqibaad guud xiliga ay soo shaqeeysan laheed iyo xiliga kale, Ma ogtahay aqritow hadii ay arintaani sax Noqota in Ragga ay Naag laan joogi doonaan ayaga oo loo qaban doonin wax codeeyn ah balse  laga cabsi qabo in ay dumar u doontaan wadamada Loogan Baahan yahay Ragga.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Naagaha Sweden Oo Nin la’aan iyo galmo la'aan ku dhacday
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-27T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Naagaha Sweden Oo Nin la’aan iyo galmo la'aan ku dhacday



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:30 AM and have 0 comments