Maxaa ka jira inay Guursatay Najwa Karam?

Maxaa ka jira inay Guursatay Najwa Karam?


ADVERTISEMENTS
Fanaanada caanka ah ee reer Lubnaan Najwa Karam ayaa beenisay war saxaafadu isla dhex marayeen oo sheegayay inay si hoos ahaan ah u guursatay aqal galkeedana ay ka qarsanayso dadka iyo saxaafada, 


Najwa ayaa ku tilmaamtay arintaas mid aan lahayn sal iyo raad toona oo ay iska samaysteen saxaafada qaar ka mid ah oo beenta caadaystay iyadoo intaana ku dartay in hadii ay guursato aanay marnaba qarin doonin maadama oo aanay jecleen qar qariska.


Maxaa ka jira inay Guursatay Najwa Karam?


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Maxaa ka jira inay Guursatay Najwa Karam?
Posted by:Unknown
Published :2017-02-07T22:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Maxaa ka jira inay Guursatay Najwa Karam?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Unknown, Published at 10:00 PM and have 0 comments

No comments:

Post a Comment