Madaxweyne farmaajo oo amar dul dhigay beesha caalamka ineysan la kulmi karin maamul goboleed.

Madaxweyne farmaajo oo amar dul dhigay beesha caalamka ineysan la kulmi karin maamul goboleed.


ADVERTISEMENTS
Madax weyne farmaajo oo la kulmay beesha caalamka, keatle iyo gabre.

suaalo kooban ayuu weydiiyay oo cajiib ah iyo amaro culus:

Farmaajo ma aqonsantihiin mase ma aqoonsanidiin dowladda cusub ee dhalatay waxaana meesha fadhiya gabre , safiirada caalamka iyo mikle keatle.

Beesha caalamka: haa ayay ku jawaabeen waan kuu hambaliyeyneynaa kkkkkk

Faarmaajo : hadii aad aqoonsantihiin dowladii dhalatay laga bilaabo sacadaan, taariikhda galabta ah .9/02/2017.. inaadan lakulmi karin hal ruux oo kamid ah nimanka maamul goboleedyada, shukaansan karin, invitation u dirikarin , dal iyo dibad aadan kula kulmi karin.
Sharci nakala hago ayaa loo baahan yahay, waxaa kalo amar lagu siiyay ineysan la kulmi karin raisul wasaaraha dalka, sababtoo ah powerka ugu sareeyo waxaa iska leh madax weynaha. Waxaa amar lagu siiyay markey u bahan yihiin ineey la kulmaan madax weynaha ineey lasoo xiriiraan wasiirka arimaha gudaha ama wasiirka iskaashiga xariirka caalamiga ah, iney lasoo sheekeystanoo booking balan apointiment ineey madax weynaha somaliya u qaataan.

Nin ku dhaco miyaa hori loo arkay ma jirin waa guul taariikhi ah.


SOMALIA HANOOLAATO



HALKAAN KA DAAWO VIDEO CADEEN AH


#SOOMAALIYA #nolol #NABAD #midnimo #SOMALIA #SOMALIWEYN

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Madaxweyne farmaajo oo amar dul dhigay beesha caalamka ineysan la kulmi karin maamul goboleed.
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-12T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Madaxweyne farmaajo oo amar dul dhigay beesha caalamka ineysan la kulmi karin maamul goboleed.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments