layaab gabdhaha fircooniga loo guday oo kintirka loo kabi karo ama dib loogu soo celin karo

layaab gabdhaha fircooniga loo guday oo kintirka loo kabi karo ama dib loogu soo celin karo


ADVERTISEMENTS
Gudniinka fricooniga ayaa waxa uu sababaa in la gooyo gabi ahaanba xubinta loo
yaqaano kintirka oo ah halka ay haweeneydo ka dareento raaxada xiliga galmada
lagu guda jiro,taas oo haween fara badan dhibaato ku haayo oo aanan u
raaxeysan karin sida haweenka kale ee aanan la gudin ee xubinta kintirka uu walli
sidiisii ugu yaalo.
Hadaba dhaqtar u dhashay wadanka burkino faso ayaa waxaa uu soo ogaaday in
xubinta kintirka uu dhirirkiisu la eg yahay 10 sentimitir ,oo ay banaanka u soo
baxsantahay 2­3 sentimitir waxa ay dadka jaraana ay tahay kaliya inta banaanka
u soo baxsan ,iyada oo inta badan xubinta kintirka ay gudaha ku jirto,



isaga oo
sheegay soo saaristiisana in ay aad u sahlantahay waxaana celinaya kaliya
maqaarka banaanka ah,haddii la dilaaciyana la soo saari karo inta kale ee gudaha
ku jirta hadba inta la doono

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: layaab gabdhaha fircooniga loo guday oo kintirka loo kabi karo ama dib loogu soo celin karo
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-28T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
layaab gabdhaha fircooniga loo guday oo kintirka loo kabi karo ama dib loogu soo celin karo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:00 AM and have 0 comments