Ila Tali: Waxaan waayay wiil ila saaxiibo

Ila Tali: Waxaan waayay wiil ila saaxiibo


ADVERTISEMENTS
 Asc marka hore waan idin salaamay aqristayaasha sharafta leh waxaan ahay gabar walaashiina Soomaaliyeed waxaan rabaa talo inaad iso saisan waxaan ka cabanayaa saaxiib la aan micnaha boyfreind la aan, 

hadia ay dhacdo in aan wiil barto waxaan ka bartaa aalada teleefoonka ama internetka ma helo mid live ah o igu yiraahdo waxaan rabaa in aan kula saaxibo ama waan ku jeclahay oo waan kaa helay, 

meelna ma lihi jirkeygo dhan wey dhan yihiin mana foolxumi waxaan idinka codsanaa inaad igala so talisaan waxaan saxiib live ah aan u heli waaye waxan filayaa inaad igula talisan arinkaan wcs



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ila Tali: Waxaan waayay wiil ila saaxiibo
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-10T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ila Tali: Waxaan waayay wiil ila saaxiibo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:00 AM and have 0 comments