Ila Tali: Naagta aan qabo hooyadeed ayaan qaati billahi ka taaganahay

Ila Tali: Naagta aan qabo hooyadeed ayaan qaati billahi ka taaganahay


ADVERTISEMENTS
waad salaamantihiin dhamaan inta jecel in ay u tala celiyaan dadka talada soo dhiibtay, waxaan qabaa xaas, 

waxay ii leedahay 3 caruur,

 sodohdeyda waxay ifka ka dhashay naagta aan qabo, xaaskeyga ayaa ii soo jeedisay in ay nala dagto hooyodeed, 

maadaama aysan jirin qofkale heynaya,  

waxaan ahay wiil iska danyar ah aan waxbadan awoodin sidaas ay jirtane sodohdeyda waxay cunto iyo waxay xirato waan ukeenaa, dhibka aan ku qabo waxaa weeye xaaskeyga bay igu dirtaa, 

waxay tiraahdaa naa ninkaaga alaabta iga badal, guriga iga badal, dahab ii soo iibi, 

lacala hadii aan xaaskeyga wanaag usameeyo masalan aan dahab u iibiyo naagtayda sodohdane waxay leedahay anigane dahab hala ii iibiyo, 

wax kasta aan naagta siiyo iyadane waa in la siiyaa, aniga oo mushkiladaas ku qaba ayee hadane bilaawday in qolka aan dagneen in ay habeen seexato, 

lama xaajoon karo naagtayda iyadii ayaa qolka dhex fadhida ilfuur camal. 

maxaa sameeyaa ila taliya.asc





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ila Tali: Naagta aan qabo hooyadeed ayaan qaati billahi ka taaganahay
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-10T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ila Tali: Naagta aan qabo hooyadeed ayaan qaati billahi ka taaganahay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments