Ila Qosol: koo wadaad iska dhigaayo salaad subax natuji la dhahay markasuu 4 rackadooda dujiyay kkkkk

Ila Qosol: koo wadaad iska dhigaayo salaad subax natuji la dhahay markasuu 4 rackadooda dujiyay kkkkk


ADVERTISEMENTS
koo aan wadadaad aheen ayaa xirtay qamis cad cimaamad iyo koofiyad dabadeed wuxue u xoolo doontay miyiga si xishmad leh ayaa loo so dhaweyey oo waxaa loo qaatay sheekh weyn oo quraanka iyo axaadista dusha ka yaqaan, 

ka heybeysiga iyo karaameynta darteed waxaa lagu sharfay in uu salaada subax dadka tujiyo oo jameecada imaam u noqdo isna wa yelay balse aqoon darro darted salaadi subax wuxuu ka dhigay afar rakcadod sababto ah 


waligiiba hal mar ayuu saladd casar wax ka tukaday oo wuxuu u fahmay in salad kasta 4 rakcadood tahay 

jameecadii ayaa ku tiri sheikh waad sahwiday ee markale aan saalada tukano oo ku noqono 

Aqriso : Galmada fooraarka iyo mida kursiga macaankaan ayay leeyihiin

wuxuu ku jawaabay sax ban ahay oo waligey ma sahwin 

waxaaa lagu yiri hade side wax u jiran salada subax waa 2 rakcadod 

adiguna waxaad na tujisay afar rakcadood? 

Caamiga duubka leh oo ahaa jaahil xoog leh wuxuu yiri afar wax lagu waayey laba laguma dono ee edeb yesha waryada kkkkkkkk

Sheekada Waxaa leh: Prince Fardoole

markasta kala soco ila qosolka: shabakada iftin


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ila Qosol: koo wadaad iska dhigaayo salaad subax natuji la dhahay markasuu 4 rackadooda dujiyay kkkkk
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-09T21:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ila Qosol: koo wadaad iska dhigaayo salaad subax natuji la dhahay markasuu 4 rackadooda dujiyay kkkkk



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 9:00 PM and have 0 comments