Haweeney PHD ka diyaarineysay JaamacadA OXFORD oo isaga hartay si ay u guursato nin labo xaasle ah soomaali ku jirto (Daawo Sawirada)

Haweeney PHD ka diyaarineysay JaamacadA OXFORD oo isaga hartay si ay u guursato nin labo xaasle ah soomaali ku jirto (Daawo Sawirada)


ADVERTISEMENTS
Jaamacada Cambridge, ee dalka England ayaa waxaa isaga tagtay haweeney lagu magacaabo Nabilah Phillips oo ka diyaarineysay wax-barashada sare ee PhD si ay u guursato nin Muslim ah oo ganacsade ah kana shaqeeya howlaha samafalka kaa oo laba xaasla ahaa laguna magacaabo Hasan Phillips.

Nabilah Phillips ayaa ka diyaarineysay shahaadada PhD jaamacada iyada oo ku takhasusi laheyd engineering hasa yeeshee waxa ay ka dooratay in ay la noolaato Hasan Phillips.

Hasan Phillips ayaa horay waxa uu u qabay xaasaska kala ah Sakinah iyo Anub.










20,000 oo ah rag xaasas badan ayaa waxa ay ku noolyihiin Britain inkasta oo xaasaska badan dalkaasi laga ogoleyn.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Haweeney PHD ka diyaarineysay JaamacadA OXFORD oo isaga hartay si ay u guursato nin labo xaasle ah soomaali ku jirto (Daawo Sawirada)
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-14T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Haweeney PHD ka diyaarineysay JaamacadA OXFORD oo isaga hartay si ay u guursato nin labo xaasle ah soomaali ku jirto (Daawo Sawirada)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments