gabar sheegtay iney san aqoon waxa bikro loola jeedo

gabar sheegtay iney san aqoon waxa bikro loola jeedo


ADVERTISEMENTS
gabar sheegtay iney san aqoon waxa bikro loola jeedo

Waa xuub u dhexeeya farjiga haweenka qaybta dhexe iyo bannaankiisa, wuxuu leeyahay daloolo yaryar oo dhiigga caadada soo maro, sidaa daraadeed noocyada xuubka bikrada waa kala duwan yihiin gabarba gabadha kale way ka duwantahay waxaa jira mid wareeg ah iyo mid wareegga ukunta oo kale leh, gabdhaha badankooda waxay leeyihiin xuub bisha marka ay soo dhalanayso u eg oo dhinac ka furan, 

waxaa kalee jira mid gargar leh, iyo mid kale labo boq yaryar leh, noocyadan oo dhan dhiigga caadada waa soo mari karaa, mararka qaarkooda waxaa la arka gabar xiran oo aan lahayn meel dhiig soo maro, middaas oo kale qallin ayaa mariyaa si loo furo wax yar dhiigga soo mari kara, gabadha marka ay 30 sano gaarto iyadoo bikaaro ah aad bay u adkaanaysa bikradeeda.

DAAWO MUUQAALKA GABADHA



xuubka bikrada 2.5-2 sn waaye bannaanka ilaa gudaha waxaa lagu ilaaliyay labada faruur yaryar,


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: gabar sheegtay iney san aqoon waxa bikro loola jeedo
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-27T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
gabar sheegtay iney san aqoon waxa bikro loola jeedo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:30 AM and have 0 comments