Farmaajo Muxuu Ka Yiri Xiriirka Itoobiya Iyo Go’aanka Trump Ee Xayiraada Soomaalida: DHAGEYSO

Farmaajo Muxuu Ka Yiri Xiriirka Itoobiya Iyo Go’aanka Trump Ee Xayiraada Soomaalida: DHAGEYSO


ADVERTISEMENTS
Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay madaxbannaanida maamul iyo siyaasadeed ee u qorsheysan,mowqifkiisa siyaasadeed ee Itoobiya iyo xayiraada go’aanka Donald Trump uu kusoo rogay dadka u safra Mareykanka ee u dhashay 7 dal oo Soomaaliya ay ku jirto.

Farmaajo ayaa sheegay in xiligii uu ra’iisul wasaaraha ahaa go’aankii uu qaatay ee madaxbannaanida siyaasadeed ee dalka inuu weli ku taagan yahay, wuxuuna si gaar ah ugu hadlay go’aankii uu Hay’addaha Qaramada Midoobay ku weydiistay inay gudaha dalka ka howlgalaan oo Nairobi aysan ka wadin howlihii Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in go’aankaasi uu ahaa mid uu ugu daneynayay shacabka Soomaaliyeed, dhaqaalahana ay keenaan gudaha dalka, ujeedadana ay aheyd in dad badan looga faa’iideeyo go’aankaasi.



“Mar walba waxaan ka shaqeynayay danta dalka iyo dadka oo aan madalayay, haddana wax iska key badalay ma lahan, adduunka waa isu baahan yahay, dowlad gaar ah u taagnaan kartana ma jirto” ayuu sii raaciyay Farmaajo oo si dhab ah ugu jawaabin su’aal aheyd in maadaama laguugu yaqaan in siyaasadda Itoobiya ku dhoweyn, 

DAAWO
maxaa ka badaleysaa dhabahaasi laguugu bartay, maxaase kusoo kordhineysaa?.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Farmaajo Muxuu Ka Yiri Xiriirka Itoobiya Iyo Go’aanka Trump Ee Xayiraada Soomaalida: DHAGEYSO
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-12T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Farmaajo Muxuu Ka Yiri Xiriirka Itoobiya Iyo Go’aanka Trump Ee Xayiraada Soomaalida: DHAGEYSO



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:00 AM and have 0 comments