DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho


ADVERTISEMENTS
Qaraxaan oo ka dhacay Buundada Degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir , ayaa sababay qasaaro dhimasho iyo burbur xoogan.

Gaari uu nuuciisu yahay Harrier ayaa la sheegay inuu qarxay xili uu dul marayay buundada Degmada Xamar Jabab, waxaana qaraxa ku dhintay sida aan wararka ku heleyno qof gaarigaasi saarnaa.


Lama oga waxa uu ahaa qaraxan  iyo cidada lala eegtay, waxayse warar soo baxaya sheegayaan in qaraxa uu ahaa mid gaari loogu xiray qof ganacsade ah oo aynaan helin magaciisa.


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-28T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments