DAAWO: Sonam Kapoor Oo Ugu Dambeyn Lagu Qabtay Wiilka Lagu Xanto Anand Ahuja

DAAWO: Sonam Kapoor Oo Ugu Dambeyn Lagu Qabtay Wiilka Lagu Xanto Anand Ahuja


ADVERTISEMENTS
Atariishada caanka ah ee shirkadda aflaanta Bollywood Sonam Kapoor ayaa ugu dambeyntii laga qaaday sawirro furan iyadoo la socota wiilka lagu xanto inuu jaceylku kala dhexeeyo.

Sonam Kapoor ayaa beenisa inuu jaceyl kala dhexeeyo Anand Ahuja markasta oo ay saxaafaddu wax weydiiso xiriirka kala dhexeeya. Balse atariishada Bollywood waxay haatan u muuqataa mid bannaanka soo dhigtay caddeyn aan sharraxaad u baahneyn.

Atariishadaan faashiyooniistaha ah waxaa waxaa lagu arkay caasimadda Delhi shalay oo Sabti aheyd iyadoo u socota bandhiggii India Art Fair waxaana socdaalkeeda ku wehliyey wiilka ay jeceshahay Anand Ahuja.



SAWIRKAAN HOOSE AYAANA XILLIGAAS LAGA QABTAY SONAM KAPOOR IYO ANAND AHUJA.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DAAWO: Sonam Kapoor Oo Ugu Dambeyn Lagu Qabtay Wiilka Lagu Xanto Anand Ahuja
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-06T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO: Sonam Kapoor Oo Ugu Dambeyn Lagu Qabtay Wiilka Lagu Xanto Anand Ahuja



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments