Daawo Muuqaal " Qorshihii uu Soomaaliya u dajiyay RW Itoobiya Melez Zenawi, isaga oo si fiican u garanaya dhaqanka Soomaalidda

Daawo Muuqaal " Qorshihii uu Soomaaliya u dajiyay RW Itoobiya Melez Zenawi, isaga oo si fiican u garanaya dhaqanka Soomaalidda


ADVERTISEMENTS
Burburkii dowladii dhexe iyada oo ka faa'ideysanaysa Itoobiya ayuu Ra'iisul wasarihii Hore ee Itobiya Malez Zenawi wuxuu dajiyay qorsho lagu kala diri karo shucuubta Soomaaliyeed, isla markaana wuxuu dajiyay nidaamka uu kula wareegi lahaa dalka Soomaaliya. inkastoo qorshahaasi uu isaga aaminsan yahay iyo inta ri'yadaasi doonaysa in ay u rumeeyaan oo Soomaali ah.

RW Melez Zenawi oo aqoon durugsan u lehaa xurgufta ka dhaxeysa beelaha Soomaalida, wuxuu u guntaday in lakala qoqobo oo laga dhigo qabaa'il hoos taga xukunkiisa, kuwaasi oo magacyadooda kala noqon doona, Isaaq Itoobiya, Daarood Itoobiya,Dir Itoobiya, Hawiye Itoobiya, Raxanweyn Itoobiya, IWM, riyadaasi oo qeyb kamid ah ay hada rumeeynayaan rag magaca Soomaali ka ah laakiin qalbiga amxaar ka ah.



Ugudanbeyntii si qorshahaasi loo fulliyo wuxuu Melz Zanwi Soomaaliya ku abuurtay rag magac ka Soomaali ah, isla markaana si toos ah ula shaqeeya Dowladda Itoobiya, ragaasi oo maanta dhamaantood ah rag ka taliya waxa loogu yeeray dowladd Gobboleedyadda, waxayna balan ugu qaadeyn Melez Zenawi inta uusan baqtin, in ay Soomaaliya kala jarjari doonaan isla markaana u sameyn doonaan xuduudo adag oo baasabooro kala duwan la isugu safro.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo Muuqaal " Qorshihii uu Soomaaliya u dajiyay RW Itoobiya Melez Zenawi, isaga oo si fiican u garanaya dhaqanka Soomaalidda
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-21T22:29:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Muuqaal " Qorshihii uu Soomaaliya u dajiyay RW Itoobiya Melez Zenawi, isaga oo si fiican u garanaya dhaqanka Soomaalidda



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:29 PM and have 0 comments