DAAWO: 15ka Hablood Ee Ugu Lugaha Dhaadheer Adduunka, Lugahaagu Ma Dhan Yihiin 51.9 Inches?

DAAWO: 15ka Hablood Ee Ugu Lugaha Dhaadheer Adduunka, Lugahaagu Ma Dhan Yihiin 51.9 Inches?


ADVERTISEMENTS
Maqaalkaan gaarka ah waxaan ku eegi doonaa liiska hablaha ugu lugaha dhaadheer adduunka. Waxaana xusid mudan in qaarkood lagu xusay buugga dhacdooyinka qariibka ah ee adduunka The Guinness Book of World Records.

Inta badan hablahaani waxay u dhasheen dalka Russia, waxaana xusid mudan inay ka qurux badan yihiin hablaha kale.

Liiskaan 15ka hablood ee ugu lugaha dhaadheer adduunka ayaa waxaa kasoo muuqan doona hablo kasoo kala jeeda dalal kala duwan. Waxaana rikoorka gabadha ugu lugaha dheer adduunka heysta Svetlana Pankratova oo u dhalatay dalka Russia.



Halkaan hoose ka akhriso liiska oo dhammeystiran. Sidoo kale gabar kasta sawirkeeda ayaan hoos dhignay, halka cabirka lugaheeda dhirir ahaan aan ku sheegnay liiska.


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DAAWO: 15ka Hablood Ee Ugu Lugaha Dhaadheer Adduunka, Lugahaagu Ma Dhan Yihiin 51.9 Inches?
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-06T22:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO: 15ka Hablood Ee Ugu Lugaha Dhaadheer Adduunka, Lugahaagu Ma Dhan Yihiin 51.9 Inches?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:00 PM and have 0 comments