Aqriso: Qabiilada ay kasoo jeedaan wasiirada cusub ee maamulka Hirshabeele

Aqriso: Qabiilada ay kasoo jeedaan wasiirada cusub ee maamulka Hirshabeele


ADVERTISEMENTS
Hogaamiyaha maamulka Hirshabeele Cali C/laahi Cosoble ayaa maanta ku dhawaaqay liiska golaha wasiirada ee maamulkaas oo la sugayay maalmihii lasoo dhaafay.

Beesha Abgaal ayaa 5 wasiir oo muhiim ah ka heshay golaha wasiirada ee Hirshabeele halka beesha Xawaadle ay heshay 4 wasiir, si kale markii loo dhaho madaxweyne Cosoble iyo ku xigeenkiisa ayaa ku heshiiyay in beelahoodu ay qaataan qoondada ugu badan ee golaha wasiirada.


Hadaba waxaan kusoo gudbineynaa liiska 23-ka wasiir ee uu magacaabay Cosoble iyo qabiilada ay kasoo jeedaan waxaana aad ku heli kartaa PDF ahaan iyo Sawir ahaan intaba sida hoos kaaga muuqata.


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Aqriso: Qabiilada ay kasoo jeedaan wasiirada cusub ee maamulka Hirshabeele
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-22T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Aqriso: Qabiilada ay kasoo jeedaan wasiirada cusub ee maamulka Hirshabeele



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:00 AM and have 0 comments