Angelina Jolie oo weerartay Donald Trump!

Angelina Jolie oo weerartay Donald Trump!


ADVERTISEMENTS
Xidigada caalamiga ah ee Angelina Jolie ahna safiirada arimaha bini adamnimada iyo Barakacayaasha ee United Nationska ayaa si aad ah u dhaliishay go’aanka uu Donald Trump 


kaga mamnuucay 7 dawladood oo muslim ah inay soo galaan dalka Mareykanka 


iyadoo sheegtay in dalkan yahay mid ku dhisan xornimo 


hadii la kala sooco dadka diin ahaana midaasi tahay “Dab ku ciyaar”.



Angelina Jolie oo weerartay Donald Trump!



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Angelina Jolie oo weerartay Donald Trump!
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-07T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Angelina Jolie oo weerartay Donald Trump!



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments