Alia Bhatt Oo Ka Hadashay Goobta Ay Ugu Jeceshahay In Ay Galmada Ku Jisho, Halkee Bey Dooneysaa In Ay Ku Jisho?

Alia Bhatt Oo Ka Hadashay Goobta Ay Ugu Jeceshahay In Ay Galmada Ku Jisho, Halkee Bey Dooneysaa In Ay Ku Jisho?


ADVERTISEMENTS
Alia Bhatt waxay haatan ka mid tahay atariishooyinka dhallinyarada ah ee loogu jecel yahay shirkadda aflaanta dalka India ee Bollywood Industry.23 sanno jirtaani waxay kasoo muuqatay cinwaanka hore ee majaladda Vogue cadadkeeda loogu talogalay bisha February ee sannadkaan. Waxaana majaladdaani ay wareysi xiiso badan oo dhinacyo badan taabanaya la yeelatay Alia Bhatt.



Majaladda Vogue ayaa cinwaan u qalma u sameysay wareysigaan waana ‘The Coolest Girl In Bollywood’ – Alia ayaana waxay ka hadashay goobta ay ugu jeceshahay inay galmo ku sameyso, haddii ay garaneyso lambarka sirta ah ee lagu furo taleefoonka saaxiibkeed iyo waxyaabo kale.

Alia ayaa la weydiiyey haddii wiilka ay saaxiibka yihiin uu uga tago talefoonkiisa oo aan xirneyn iyo waxa ugu horreeya ee ay markaas sameyn laheyd… Balse waxay ku jawaabtay: “Waan garanayaa lambarka sirta ah ee uu saaxiibkeey ku xirto talefoonkiisa”.

23 sanno jirtaan ayaa waxaa la hordhigay su’aal kale oo xiiso leh iyadoo la weydiiyey inay daaha ka qaado goobta ay jeceshahay inay galmo ku sameyso, Alia ayaana muujisay in aysan ka bedelneyn dadka caadiga ah: “Waxaan jeclahay inaan galmo ku sameeyo sariirta caadiga ah oo lagu goglay firaash cad”.

Ms. Bhatt ayaa waxaa lagu xantaa inuu xiriir jaceyl kala dhexeeyo Sidharth Malhotra oo ah atoorihii la sameeyey filimkii Student Of The Year.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Alia Bhatt Oo Ka Hadashay Goobta Ay Ugu Jeceshahay In Ay Galmada Ku Jisho, Halkee Bey Dooneysaa In Ay Ku Jisho?
Posted by:galmada Net
Published :2017-02-01T18:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Alia Bhatt Oo Ka Hadashay Goobta Ay Ugu Jeceshahay In Ay Galmada Ku Jisho, Halkee Bey Dooneysaa In Ay Ku Jisho?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 PM and have 0 comments