War Deg Deg ah: Gudoomiye kuxigeenka Labaad ee Baarlamaanka Somalia oo hada la doortay

War Deg Deg ah: Gudoomiye kuxigeenka Labaad ee Baarlamaanka Somalia oo hada la doortay


ADVERTISEMENTS
Waxaa soo gabo gaboobay Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana goordhaw Xildhibaanada Baarlamaanka ay doorteen Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad ayaa ku guuleestay Doorashada Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya waxa uuna helay codad gaaraya 169-cod Musharax Xildhibaan C/Qaadir Bagdaadi uu isna helay 85-cod.


Baarlamaanka Soomaaliya ayaana doortay Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee hogaamin doona afarta sano ee soo socota, waxaana dhawaan la filayaa in Xildhibaanada labada Aqal ay doortaan Madaxweynaha Somaaliya .



Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sanadkan aheed mid xiiso gaar laheed, waxaana meesha ka baxay Musharxiin dhoor ah oo loo saadaalinayay in ay tartanka ku guuleesan doonaan.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: War Deg Deg ah: Gudoomiye kuxigeenka Labaad ee Baarlamaanka Somalia oo hada la doortay
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-13T08:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
War Deg Deg ah: Gudoomiye kuxigeenka Labaad ee Baarlamaanka Somalia oo hada la doortay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:00 AM and have 0 comments