War Deg Deg Ah :Doorashadii Gudoomiye kuxigeenka Koowaad oo lagu guuleestay (Yaa kusoo baxay)

War Deg Deg Ah :Doorashadii Gudoomiye kuxigeenka Koowaad oo lagu guuleestay (Yaa kusoo baxay)


ADVERTISEMENTS
Waxaa hada soo dhamaatay tirinta codadka Doorashada Gudoomiye kuxigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana kursigan ku tartamayay labada Musharax ee kala ah Cabdiweli Ibraahim Muudey iyo Faarax C/Qaadir.

Doorashadan oo aheed mid aad u adag ayaa ugu dambeyn waxaa ku guuleestay Musharax Cabdiweli Ibraahim Muudey oo helay codad gaaraya 164-Cod halka Musharax Faarax C/Qaadir uu isna helay codad gaaraya 93-cod kaliya 

Shir Gudoonka KMG ayaa la filayaa in goordhaw si rasmi ah ugu dhawaaqaan Natiijada doorashada Gudoomiye kuxigeenka koowaad iyo kan labaad ee Baarlamaanka , waxaana hada bilaabaneysa tirinta codadka doorashada Gudoomiye kuxigeenka labaad.



Waxii Warar ah ee kusoo kordha si toos ah ugula Soco Wararkayaga dambe Insha Allah

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: War Deg Deg Ah :Doorashadii Gudoomiye kuxigeenka Koowaad oo lagu guuleestay (Yaa kusoo baxay)
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-13T07:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
War Deg Deg Ah :Doorashadii Gudoomiye kuxigeenka Koowaad oo lagu guuleestay (Yaa kusoo baxay)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 7:00 AM and have 0 comments