Waa ku wee Ragga aan Qancin karin Hablaha?!!

Waa ku wee Ragga aan Qancin karin Hablaha?!!


ADVERTISEMENTS
Daraasad cusub ay soo saartay University of British Columbia ayaa lagu sheegay in nimanka islawaynada ku jirta ay yihiin kuwa ugu badan ee aan qacnin karin xaasaskooda,

daraasada ayaa sheegtay in islawayninka uu sabab ka dhigayo in raga la soo sheegay aysan sii wax ahmiyad ah dhanka galmada iyaga oo ka soo qaada wax iska fudud. Jessica Tracy

From UBC’s Dept. of Psychology ayaa sheegay in wajiga farxada iyo dhoola cadeeska leh ay aad u jecelyihiin dumarka, waxayana kamid tahay wax yaabaha lagu soojiito

dumarka. Dumarka ayaa ah kuwa jecel dhanka madadaalada iyo maa waylada waana kuwa ugu badan ee raadiya farxada nolosha, sidaas darteed

daraasada waxay sheegeesaa in nimanka aadka ufarxada iyo kaftanka badan ay yihiin kuwa inta badan xasuus ku reeba xaasaskooda.

inkastoo daraasataan cusub ay ka hor

imaaneeso daraasad ay hore usameesay jariidada lagu magacaabo jurnal American Psychological Association Emotion taas hore u sheegtay in naagaha ay

aad uga helin nimanka dhoola cadeeska badan iyada oo sheegtay in ay dumarka ka helaan nimanka heybad iyo awood.


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Waa ku wee Ragga aan Qancin karin Hablaha?!!
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-30T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Waa ku wee Ragga aan Qancin karin Hablaha?!!



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments