Top 10: Waa Kuwee 10-ka Atirisho Ee Fanka Hindiya Ugu Dheer Min Bollywood Ilaa Koonfur Hindiya (+Sawiro)

Top 10: Waa Kuwee 10-ka Atirisho Ee Fanka Hindiya Ugu Dheer Min Bollywood Ilaa Koonfur Hindiya (+Sawiro)


ADVERTISEMENTS
Waxaan idiin heynaa warbixin si guud usoo koobeyso atirishooyinka fanka Hindiya kuwooda ugu dheer sidoo kalena laga soo xulay Bollywood, Tamil iyo Telugu.

Dabcan meel walbo ayaa laga soo xulay atirishooyinkaan waxaana loo doortay kuwa ugu dhirirka badan oo hablaha kale aan lala bar bar dhigi karin.

Atirishada Hindiya ugu dheer xiligaan waa Anushka Shetty oo Koonfur Hindiya ka tirsan waxaana lagu xaqiijiyay inuu dhirirkeeda yahay 6-feet (1.82m).

Sidoo kale Anushka waxaa darajadaan la wadaagto isla atirishada Koonfur Hindiya ka tirsan ee lagu magacaabo Namitha iyadana dhirirkeeda waa 6-feet.

Fadlan hoos kaga bogo 10-ka atirisho ee Hindiya ugu dhaadheer taariikh ahaan iyo mid walbo dhirirkeeda:

Anushka Shetty – 6ft

Namitha – 6ft

Diana Hayden – 5ft 10in

Zeenat Aman – 5ft 9in

Pooja Batra – 5ft 9in

Nicole Faria – 5ft 9in

Sarah-Jane Dias – 5ft 9in

Sushmita Sen – 5ft 8in

Lisa Haydon – 5ft 8in

Tabu – 5ft 8in

Shilpa Shetty – 5ft 8in

Sonali Bendre – 5ft 8in

Shruti Haasan – 5ft 8in

Rekha – 5ft 7inDeepika Padukone – 5ft 7inAnushka Sharma – 5ft 7inKatrina Kaif – 5ft 7inBipasha Basu – 5ft 7inSonakshi Sinha – 5ft 6in
Aishwarya Rai Bachchan – 5ft 6in


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Top 10: Waa Kuwee 10-ka Atirisho Ee Fanka Hindiya Ugu Dheer Min Bollywood Ilaa Koonfur Hindiya (+Sawiro)
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-28T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Top 10: Waa Kuwee 10-ka Atirisho Ee Fanka Hindiya Ugu Dheer Min Bollywood Ilaa Koonfur Hindiya (+Sawiro)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:00 AM and have 0 comments