Sawiro iyo Video laga duubay Gabadh Lagu Kufsaday GALDOGOB oo Xiisad Abuuray, Ehelada Gabadha (Waraysi)

Sawiro iyo Video laga duubay Gabadh Lagu Kufsaday GALDOGOB oo Xiisad Abuuray, Ehelada Gabadha (Waraysi)


ADVERTISEMENTS
Galdogob (Kalshaale) Dhalinyaro ku dhaqan magaalada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa kufsaday Gabadh Yar, Iyadoona Ay ka duubeen Muuqaalo iyo Sawiro lagu Faafiyey Baraha Ay Bulshadu ku xidhiidho.

Qaar kamid ah Ehelada Gabadha oo Warbaahinta la hadlay ayaa wax laga Xumaado ku Tilmaamay Arintaasi, Sidoo kalana waxaa la sheegay in Arintaasi Xal laga gaadhay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Waayadan danbe ayaa waxaa Soomaalidu ay sifo Khaldan u isticmaashaa Baraha Bulshada iyaga oo aan Ogayn dhibaatooyinka ka dhalan kara Arintaasi.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Sawiro iyo Video laga duubay Gabadh Lagu Kufsaday GALDOGOB oo Xiisad Abuuray, Ehelada Gabadha (Waraysi)
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-18T05:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sawiro iyo Video laga duubay Gabadh Lagu Kufsaday GALDOGOB oo Xiisad Abuuray, Ehelada Gabadha (Waraysi)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:30 AM and have 0 comments