Reer Hargeysa oo ka cabanaya Qabow iyo dhaxan ba`an

Reer Hargeysa oo ka cabanaya Qabow iyo dhaxan ba`an


ADVERTISEMENTS
 Qabow iyo dhaxan ay dadka ka gabbadaan haddaad ku ogeyd wadammada Reer Galbeedka, warkii hore war soo dhaaf oo maalmihii ugu dambeeyay magaalada Hargeysa iyo galbeedka Somaliland ayuu ku habsaday qabow ba'an.

Dadka da'da ah ee halkaasi cimrooda ku qaatay ayaa waxa ay sheegayaan in tani ay u dhinnayd.

Haddaba weriyaha BBCda, Axmed saciid Cige, 

ayaa u kuurgalay qabowgan ku soo siyaasaday dadka magaalada isagoo la hadlay qaar ka mid ah dadweynaha reer Hargeysa, 

waxna uu ka weydiiyay dhaxanta iyo qabowga siday u dareemayaan, riix halkaan ka dhageyso



kaddibna warbixintan ayuu inooga soo diray.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Reer Hargeysa oo ka cabanaya Qabow iyo dhaxan ba`an
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-11T01:51:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Reer Hargeysa oo ka cabanaya Qabow iyo dhaxan ba`an



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:51 AM and have 0 comments