qaabka galmada iyo soonka

qaabka galmada iyo soonka


ADVERTISEMENTS
Ragga meelaha ay wax ka dareemaan jirkooda oo ilin ay ka imaaneyso sirta raaxada Raga

In badan waxaan ka soo hadalnay naagaha meesha ay wax ka dareemaan jirkooda, dad badan ayaana soo weydiiyay in aan ka hadalno nimanka meesha ay ka kacsadaan oo ay jecel yihiin.saan ognahay nimanka iyo naagaha waxaa u dhexeeya farqi weyn dhanka dareen waxaan kuu soo duuduubaynaa nimanka waxa ay ku kacsadaan iyo meelaha ay ka kacsadaan.

1- aragtida ninka markuu arko xaaskiisa dhar fiican wadato ama hadduu arko iyadoo isqurxisay aad buu u dareemaa kacsi

2- hadduu wax carfaya ka uriyo jirkeeda


3- hadduu ka maqlo ereyo macaan oo soo jiidasho leh intan ayaa ugu muhimsan waxa kiciya ninka



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: qaabka galmada iyo soonka
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-15T22:26:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
qaabka galmada iyo soonka



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:26 PM and have 0 comments