MUUQAAL: Booliiska Turkiga oo qabtay Ninkii Dadka badan ku Laayay Istanbul

MUUQAAL: Booliiska Turkiga oo qabtay Ninkii Dadka badan ku Laayay Istanbul


ADVERTISEMENTS
Ciidamada booliiska dalka Turkiga gaar ahaan kuwa Sirdoonka ee sida aadka ah u tababaran ayaa waxa ay nolasha ku soo qabteen Ninkii dadka badan ku laayay magaalada Istanbul habeenkii sanadka cusub .

Ninkaan oo mudo dhoor isbuuc ah la baadi goobayay waxaa loogu dhacay guri ku yaala magaalada Istanbul kaas oo ku tala jiray inuu u baxsado dalka Siiriya gaar ahaan dhanka ururka Daacish oo uu ka tirsanaan jiray .



HALKAN KA DAAWO VIDEO


Dilaagaan ayaa habeenkii Sanadka cusub waxa uu weeraray goob lagu caweenayay kaas oo dilay 39-qofood , waxaana masuuliyada weerarkaas dusha u dhigatay kooxda Daacish oo ka dagaalanta wadamada Siiriya iyo Ciraaq .


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: MUUQAAL: Booliiska Turkiga oo qabtay Ninkii Dadka badan ku Laayay Istanbul
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-18T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
MUUQAAL: Booliiska Turkiga oo qabtay Ninkii Dadka badan ku Laayay Istanbul



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 AM and have 0 comments