Maxaa ka soo baxay shirkii madaxda sirdoonka Mareykanka iyo madaxweynaha la doortay?

Maxaa ka soo baxay shirkii madaxda sirdoonka Mareykanka iyo madaxweynaha la doortay?


ADVERTISEMENTS
Maxaa ka soo baxay shirkii madaxda sirdoonka Mareykanka iyo madaxweynaha la doortay?

Saraakiisha sirdoonka waddanka Mareykanka ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Putin inuu shakhsiyan amray in Ruushku uu qaado weerar dhanka internetka ah, si uu saameyn ugu yeesho natiijada doorashada madaxtinimada oo ay guushuna ku raacdo Donald Trump.

Warbixin la barax tiray ayaa sheegaysa in Moscow ay u dhaqaaqday inay waxyeelayso kalsoonida lagu qabi karo hannaanka dimuqraadiyadda Mareykanka, iyo inay dhulka la gasho sumcadda Hillary Clinton oo ay loolamayeen Mr Trump.



Goor sii horreysayna madaxda sirdoonka Mareykanka iyo madaxweynaha la doortay ayaa markii ugu horreysay ka wadahadlay eedaha Ruushka loo soo jeedinayo.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Maxaa ka soo baxay shirkii madaxda sirdoonka Mareykanka iyo madaxweynaha la doortay?
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-09T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Maxaa ka soo baxay shirkii madaxda sirdoonka Mareykanka iyo madaxweynaha la doortay?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments