Hodan Abdirahman iyo Mohamed Alta oo Show Kulminayo Kala Tagoodii Kadib

Hodan Abdirahman iyo Mohamed Alta oo Show Kulminayo Kala Tagoodii Kadib


ADVERTISEMENTS
Xidigada Fanka Hodan Abdirahman Dheere ayaa showga ugu balaadhan ee North America laga dhigayo New year eve ka qayb galaysa kuna soo bandhigi doonta heeso cusub sidii horeba looga bartay, 

Xafladan oo lagu sharfayo fanaanka da’da yar ee Najiib Alfa oo markii ugu horeysay jaaliyada North America show ka dhigaya. 





Waxaana xusid mudan inuu sidoo kale showga kula jiro Mohamed ALta oo ah xaajigiii hore ee Hodan Abdirahman iyadooy xafladan noqon doonto midii koowaad ee kulmiso furniinkooda ka dib.


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Hodan Abdirahman iyo Mohamed Alta oo Show Kulminayo Kala Tagoodii Kadib
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-27T21:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Hodan Abdirahman iyo Mohamed Alta oo Show Kulminayo Kala Tagoodii Kadib



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 9:00 PM and have 0 comments