Habka ugu haboon ee aad ugu jawaabi karto qof aadan rabin oo jaceyl kuu soo bandhigto (Talooyin Muhiim ah )

Habka ugu haboon ee aad ugu jawaabi karto qof aadan rabin oo jaceyl kuu soo bandhigto (Talooyin Muhiim ah )


ADVERTISEMENTS
Qofka ku jecel waxa ay marwalbo kaaga baahantahay xushmad iyo in aad marwalbo u dhimriso waxaase mararka qaar dhacdo in qof aadan jecleyn uu kuu qaado jaceyl xad dhaaf ah haddaba maanta Markacadey.net waxey ku bareysaa qaabka aad u wajihi lahayd haddii qof aadan rabin uu kuu soo bandhigto Jaceyl .

– hadal kulul ha ugu jawaabin : dareenka qalbiga ka yimaado qofna ma xukunto ee waa wax uu eebe ku beero habada qofkan jaceylka kuu soo bandhigtay kasoo qaad adiga oo kale oo u muuji sidii aad jeclaan lahayd in laguula dhaqmo .


– Maya toos ah haku oran : iska jir in aad diidmo qayaxan ka hor geyso taas oo laga yaabo in qalbigiisa ay wax yeelo u geysato oo aad ku reebto dhaawac Nolashiisa aan ka harin.
– Haye been ah qalbi dajis ha uga dhigin : isja jir in aad Haye aan qalbiga jirin oo iga sii jeedi ah aad ku tiraahdo ruux jeceyl kusoo bandhigtay Markacadey.net waxay kuu xaqiijineysa qofkii aad sidaas yeesho inadan qalbi u dajin oo aad u horseedi doonto qalbi hur iyo kalsooni daro Farabadan .
Ugu danbeyntii waxaan kugula talineynaa in aad Maskax dagan ku qaabisho jawaabta aad siineyso Ruuxa aadan rabin oo jaceylka kuula yimaado hana isku dayin inaad isla markiiba jawaab siiso u sheeg in aad u baahantahay waqti aad kaga soo fakarto , kulankiina labaadne ha noqdo adigoo qorshihii aad ku wajihi lahayd Soo dajistay .

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Habka ugu haboon ee aad ugu jawaabi karto qof aadan rabin oo jaceyl kuu soo bandhigto (Talooyin Muhiim ah )
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-05T21:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Habka ugu haboon ee aad ugu jawaabi karto qof aadan rabin oo jaceyl kuu soo bandhigto (Talooyin Muhiim ah )



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 9:30 PM and have 0 comments