Galmada dhamaystiran waa mida ay lamaan taadu kaaga hor biyabaxdo

Galmada dhamaystiran waa mida ay lamaan taadu kaaga hor biyabaxdo


ADVERTISEMENTS
Afti la sameeyay ayaa lagu
sheegay in 70% haweenka
aysan helin macanka gariirka galmada taasina
ay sabab u tahay iyadoo ninka uusan sameyn
gogol xaar bashaal ah oo ku filan gabarta si
dareemaheda u kacaan ama in uusan aqoon
goobaha sida gaarka ah gabarta uga kacsato .
Hadaba si gabarta u hesho gariirka raaxada(U
Bislaato ,Kacsi La Ooyso) waxaa muhiim in
marka ninka dareemihiisa kiciyo si gabarta u
dareento in qofka sidaa loo dareemayo tahay
iyada .
Codka ninka waxaa xusid mudan in dareenka
gabarta uu kiciyo isla markaana sara u qaado
kacsigeeda isaga oo codka xam­xam leh ugu
sheekeynaya iyadoo hadii uu si wacan ula faracayaaro
isaga oo xoogga saaraya goobaha ay
ka kacsato waxa ay keeneysa in dhan­dhanka
gariirka galmada hesho marka
weerarka galmada uu bilaawdo .


Adeegsiga faraha iyo bishimaha
adiga oo ku xoq­xoqaya goobaha dareenka
badan ee gabarta ay ka kacsato waxa ay
keeneysa in ay gariirka galmada ay hesho taasi
oo ah midda aad u raaxo badan .

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Galmada dhamaystiran waa mida ay lamaan taadu kaaga hor biyabaxdo
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-16T23:11:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Galmada dhamaystiran waa mida ay lamaan taadu kaaga hor biyabaxdo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:11 PM and have 0 comments