Fariimo jaceyl oo macaan saaxiibtaa u dirso

Fariimo jaceyl oo macaan saaxiibtaa u dirso


ADVERTISEMENTS
Mudantii haweenkaay
marwadii la sheegee
dadku wada majiirtaay
dumar lama mid dhigayee
muxubada kal gacalkaa
laanyahay magooshee
midhihiyo caleentiyo
manka lagu talaalee
ubax lagu mariimee
qurux lagu manaystaay
mudo aan yarayn baan
kugu soo maqnaayoo
ma ogtahay habeenadan
sida mayayga roobkoo
hadba maayad keenaa
ii muuqa taayee
muxibada kalgacalka
hadba soo mir kacayaa


#sheeg abwaanka miraha iska leh 
Iyo fanaanka ku luqeeyay heestani

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Fariimo jaceyl oo macaan saaxiibtaa u dirso
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-21T21:10:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Fariimo jaceyl oo macaan saaxiibtaa u dirso



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 9:10 PM and have 0 comments