DUMARKU RAAXADA WAXBA KUMA LAHA MIYAA?

DUMARKU RAAXADA WAXBA KUMA LAHA MIYAA?


ADVERTISEMENTS
Waxaa fahan qaldan ah in kulanka sariirta iyo raaxada habeenkii mar walbaa uu ku xiran yahay ninka min bilaw ilaa dhamaad, haweenka ayaan wax kaalin ah ku laheyn raaxeysaga lamaanaha, kama qeyb qaataan ficil ahaan iyo hadal ahaanba.

Maadaada kulanka sariirtu uu yahay wax lawadaago oo aanu qof kaligii ku gaar aheyn waxaa haboon in Haweeneydo ka qeyb qaadato
dhankeeda.

Hadaba waxaa lagama maarmaan ah in lamaanuhu ka warqabo dhamaan xeeladaha laxiriira dareenka galmada, qofna waa in aanu ka daalin dareensiinta qeybaha jirkiisa ka mid ah oo uu ku duugan yahay kacsigiisa amaba uu ka
helo in loo salaaxo ama lateeb taabto.

Gabar yahay haka xishoon in aad ninkaada u sheegto goobaha iyo meelaha aad ka kacsato,

day in aan hadal macaan ugu sheegto “Macaane halkaa
gacantaada ii mari”, “aad ayaan ugu bogayaa” iyo hadalo sidaan oo
kale u macaan badan, taasi oo ninka ku dhiirin galin karta in uu
shaqada si wacay kuula cayaaro.
Iska daaye in haweenka soomaaliyeed
yiraahdaan Goobahan waxaa ku duugan
dareenkeyga naagnimo, ee waxa ay ka
xishoodaan in ay nimankooda ka dalbadaan
galmada xili ay bistood u yihiin.


Fadlan heysu dayin in aad xad gudub nagu
sameydo, fadlan naweydiiso ka hor inta aadan
qaadan hadii kale dacwo ayan kula tiigsan


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DUMARKU RAAXADA WAXBA KUMA LAHA MIYAA?
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-17T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DUMARKU RAAXADA WAXBA KUMA LAHA MIYAA?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:00 AM and have 0 comments