Dhacdo ku dhacday Wiil Soomaali ah-Allow Nin aan wax ogeen ha cadaabin

Dhacdo ku dhacday Wiil Soomaali ah-Allow Nin aan wax ogeen ha cadaabin


ADVERTISEMENTS
Kadib markii aan jaceyl dhab ah uqaaday wiil aan ku kalsoonaa oo ku sunaa wadanka Swedan oo lagu magacaabo Elmi Abdi  iskuna baranay  wadanka Ethopia ayaa waxaan wada soconay mudo aad u dheer ugu yaran 4 sano ama 5 sano wiilkaan ayaan waxaan ku heshiinay guur iyo in aan mustaqbal dhisno si uu usii kobco heerka riyadeena. Gabadhan iga shekeysay qisada ayaa lagu magacaabo Qaali ladan waxayna ku sugan tahay magalada mugadisho waxayna ishegtay in ay diyaar u aheed guur  balse qadartii alle ay halkaasi ku  dhamatay,  nasiib  daro maalin qura ayeey waxay facebook iska barteen wiil ku suganaa cariga  dalka mareykanka waxayna wada socdeen muda hal bil ah  waxayna ii shegtay marka aan is baraneynay xalkeyga ma ogeyn halka uu jogay Ama sida aan ahaa. Elmi abdi oo ah qofka nafsadeyda qaaliga ku ah sida aan mar qura ku hilmaamay, is weydiiyay kadib waxaa ka danbeyay arina oo Garoob noqday Elmine qaab aan ugu laabto aan garan wayay alow amuuraha sahal ayaan ku ducestay. Elmine uma shegine waxaa uu hestaa gabar  si aan ugu sheego garan maaye tomlow maxan sameyaa  ayaan i sweydiyay asigane mar waliba waa isoo wacaa oo guurbuu rabaa dacad nimadii shalay   uu ii hayay ayuu wali ii hayaa balse aniga balankii  waan  ka baxay waxaan sameyo garan maayo ayeey tiri qali ladan. Dhacdadaan  ayaa ah mid aan lagu soo koobi karin qoraal  qaaline marka ay iga shekeyneysay ilin ayaa ka socotay indhaheeda  waxaana ay ka damqanaysay dhibkii arintaasi ay kala kulantay. 



Tolo celin aqrista yaasha sharaftale  qaali ladan xaalkeeda halkaas ayuu marayaa waxana garan la dahay sida ay ugu labato sxbkeedii kowad madaama uu soo dhax galay mid aan la aqoon meel uu ka yimid balse bil gudaheed wax lagu farsameestay ( Maah maah  somaliyeed ayaa waxay tirahdaa qabri iyo nin loo wado lama kala qariyo ee Tolow Elmi  xagee ayuu u danbeyndootaa xaalkiisa maadama sxbtiis nin ay hoos u guursatay asigane uu yahay qof aan waxba ogeyn… 




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Dhacdo ku dhacday Wiil Soomaali ah-Allow Nin aan wax ogeen ha cadaabin
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-10T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dhacdo ku dhacday Wiil Soomaali ah-Allow Nin aan wax ogeen ha cadaabin



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments