(DAAWO) Madaxweyne Xasan Sh oo laga qaaday Xilka Taliyaha ciidamada Xooga dalka – Yaase loo dhiibay

(DAAWO) Madaxweyne Xasan Sh oo laga qaaday Xilka Taliyaha ciidamada Xooga dalka – Yaase loo dhiibay


ADVERTISEMENTS
War kasoo baxay taliska ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay ugu dhawaaqeen in Xasan Sh Maxamuud uu dhamaaday xilkiisa isla markaana waxii haatan ka danbeeya uusan aheyn talilyaha guud ee ciidamada xooga dalka Soomaaliya.

Sargaalkan ayaa dhanka kale fashilyay in ciidamada xooga dalka Soomaaliya ay dhibaato xoogan ku haysay madaxtooyada Soomaaliya gaar ahaan Xasan Sh Maxamuud oo amaro xoogan u adeegsan jiray


RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA



Waxaa uu sheegay in xiligan waxii ka danbeeya uu gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya Jawaari uu yahay taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: (DAAWO) Madaxweyne Xasan Sh oo laga qaaday Xilka Taliyaha ciidamada Xooga dalka – Yaase loo dhiibay
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-17T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
(DAAWO) Madaxweyne Xasan Sh oo laga qaaday Xilka Taliyaha ciidamada Xooga dalka – Yaase loo dhiibay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments