DAAWO:- : Hrithik Roshan Oo U Dabaaldegay Dhalashadiisa 43aad, Wuu Jecel Yahay Nabadda Oo Wuxuu La Socdaa Sussanne Khan

DAAWO:- : Hrithik Roshan Oo U Dabaaldegay Dhalashadiisa 43aad, Wuu Jecel Yahay Nabadda Oo Wuxuu La Socdaa Sussanne Khan


ADVERTISEMENTS
Hrithik Roshan ayaa wuxuu 43 sanno jirsaday 10kii bishaan Janaayo oo ku beegneyd Talaado. Wuxuuna ka yaabsaday labadiisa wiil markii uu xafladda sannad guurada dhalashadiisa ku casuumay xaaskiisii ay kala tageen Sussanne Khan.

Sussanne Khan iyo Hrithik Roshan ayaa markale soo bandhigay in uusan wax khilaaf ah ka dhexeyn inkastoo ay nolosha isku firaaqeeyeen. Xafladdaan ka dhacday hoteel ku yaalla Mumbai ayaana aheyd mid aad u shidan.

Xaqiiqadu waxay tahay labadooda oo xilli ahaan jiray shimbirihii jaceylka Bollywood ayaa xafladdaan ku yimid hal gaari. HR wuxuu fadhiyey kursiga koowaad, halka Sussanne ay fadhisay kursiga dambe. Caruurtooda Hrehaan iyo Hridhaan ayaana ku wehliyey gaarigaan.





HR wuxuu xirnaa funaanad madoow oo ay ku qoran tahay I Love Peace. Wuuna jecel yahay nabadda maadaama uu la socday Sussanne Khan. Halkaan hoose ka daawo sawirro.


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DAAWO:- : Hrithik Roshan Oo U Dabaaldegay Dhalashadiisa 43aad, Wuu Jecel Yahay Nabadda Oo Wuxuu La Socdaa Sussanne Khan
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-13T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO:- : Hrithik Roshan Oo U Dabaaldegay Dhalashadiisa 43aad, Wuu Jecel Yahay Nabadda Oo Wuxuu La Socdaa Sussanne Khan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:00 AM and have 0 comments