Amin Arts oo Xasan Sheekh Sawir Gacmeed la yaab leh ka sameeyey oo Qosol leh

Amin Arts oo Xasan Sheekh Sawir Gacmeed la yaab leh ka sameeyey oo Qosol leh


ADVERTISEMENTS
- Farshaxaniistaha Caanka ah ee Soomaaliyeed ee sida weyn loogu kalsoon yahay Amin Arts 

ayaa maanta soo bandhigay Sawir gacmeed cajiib ah oo aad u qosol badan kaasi oo uu ka sameeyey

 madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud kaasi oo ka dhacaya kursiga qaranka oo magac 

ahaan lagu dul qoray Damjadiid isla makraana codsanaya in la sugo in xilka uu dhamaysto 


ilaa howlaha qabyada ah uu ka dhamaysanayo



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Amin Arts oo Xasan Sheekh Sawir Gacmeed la yaab leh ka sameeyey oo Qosol leh
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-03T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Amin Arts oo Xasan Sheekh Sawir Gacmeed la yaab leh ka sameeyey oo Qosol leh



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:00 AM and have 0 comments