18 ruux oo ku geeriyooday duufaan ka dhacday Maraykanka

18 ruux oo ku geeriyooday duufaan ka dhacday Maraykanka


ADVERTISEMENTS
Ugu yaraan 18 ruux ayaa ku geeriyooday 43 qof oo kalena way ku dhaawacmeen dabaylo ku dhuftay gobolada Georgia iyo Mississippi ee dalka Maraykanka.

tor

Warbixin kasoo baxday wakaalada gargaarka ee gobolka Mississippi ayaa lagu sheegay in duufaantu ay sababtay khasaare laxaadleh oo isugu jira dhimasho iyo burbur hantiyeed.

Cimilada dabaysha wadatay ayaa sidoo kale khasaare ka geysatay gobolada Alabama, Louisiana iyo Texas walow aan wali la sheegin wax dhimasho ah oo ka dhacday goboladaas.


Dabaylaha duufaanta wata ayaa caan ka ah dalka Maraykanka waxaanay sanadkasta ka dhacaan gobolo ka tirsan dalka Maraykanka.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: 18 ruux oo ku geeriyooday duufaan ka dhacday Maraykanka
Posted by:galmada Net
Published :2017-01-23T19:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
18 ruux oo ku geeriyooday duufaan ka dhacday Maraykanka



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 7:30 PM and have 0 comments