Video:- Heesta Enna Sona Oo Lasoo Bandhigay Aditya Iyo Shraddha Filimkooda Ok Jaanu Ayay Gaar U Tahay

Video:- Heesta Enna Sona Oo Lasoo Bandhigay Aditya Iyo Shraddha Filimkooda Ok Jaanu Ayay Gaar U Tahay


ADVERTISEMENTS
Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay heesta Enna Sona  ee ku jirto filimka Ok Jaanu waana hees jaeyl ah oo gaar u ah lamaanaha filimkaan Aditya Roy Kapur iyo Shraddha Kapoor.


Heesta Enna Sona  waxaa ku luqeenayo fanaanka caanka ah Arjit Singh waana heest lagu muujiyay jaceylka iyo is fahanka Shraddha iyo Aditya filimka Ok Jaanu kusoo bandhigi doonaan.



Fadlan hoos ka daawo heesta Enna Sona ee jaceylka ah:



Filimka Ok Jaanu waxaa Director ka ah Shaad Ali halka Karan Johar iyo Mani Ratman ay soo saare ka yihiin waxaana la daawan doonaa 13-ka Janaayo 2017.


ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Video:- Heesta Enna Sona Oo Lasoo Bandhigay Aditya Iyo Shraddha Filimkooda Ok Jaanu Ayay Gaar U Tahay
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-23T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Video:- Heesta Enna Sona Oo Lasoo Bandhigay Aditya Iyo Shraddha Filimkooda Ok Jaanu Ayay Gaar U Tahay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments