TOP: Soha Ali Khan & Kunal Khemu, Akshay Kumar & Twinkle Khanna: Wax Ka Ogoow Ilaa Iyo Hada Aroosyada Aan La Ilaabikarin Ee Ay Sameeysteen Jilaayaasha Bollywood-ka

TOP: Soha Ali Khan & Kunal Khemu, Akshay Kumar & Twinkle Khanna: Wax Ka Ogoow Ilaa Iyo Hada Aroosyada Aan La Ilaabikarin Ee Ay Sameeysteen Jilaayaasha Bollywood-ka


ADVERTISEMENTS
Jilaayaasha Bollywood-ka qaarkood waxaa ay ku fashilmeen xiriiradii ay sameeyaneyey muddo badan taasi oo aan ula jeeday inayasan nolol guuran la wadaagin lamaaniyaashooda , halka kuwa kalena aan waliba guurka hamin.

Laakiin waxa kaloo jira kuwa kale oo aad loola dhacay sida wanaagsan ee ay go’aanka u qaateen oo ah inay guursadaan , waxaana wali aan la ilaaweyneyn guurka ay sameeysteen qaar kamid ah jilaayaashaasi.

Hada lamaaniyaasha guurkooda sida aadka loo amaanayo waxaa kamid ah Akshey Kumar iyo gacalisadsa Twinkle Kanna iyo kuwa kale oo wacdaro ka dhigeen xaflada guurkooda.

Hadaba Hoos Kala Soco Jilaayaasha Qaar Oo Wali Aan La Ilaabin Xaflada Guurkooda.


1-Aishwarya Rai Bachchan- Abhishek Bachchan

2-Bipasha Basu- Karan Singh Grover

3- Kareena Kapoor Khan- Saif Ali Khan

4-Riteish Deshmukh- Genelia D’Souza Deshmukh

5- Shahid Kapoor- Mira Rajput Kapoor

6- Akshay Kumar-Twinkle Khanna

7-Soha Ali Khan- Kunal Khemu

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: TOP: Soha Ali Khan & Kunal Khemu, Akshay Kumar & Twinkle Khanna: Wax Ka Ogoow Ilaa Iyo Hada Aroosyada Aan La Ilaabikarin Ee Ay Sameeysteen Jilaayaasha Bollywood-ka
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-21T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
TOP: Soha Ali Khan & Kunal Khemu, Akshay Kumar & Twinkle Khanna: Wax Ka Ogoow Ilaa Iyo Hada Aroosyada Aan La Ilaabikarin Ee Ay Sameeysteen Jilaayaasha Bollywood-ka



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:30 AM and have 0 comments