Sababta Sagal Mustafe ay Universal Tv Uga Tagtay

Sababta Sagal Mustafe ay Universal Tv Uga Tagtay


ADVERTISEMENTS
Xidigadii shaashada Universal Tv Wariye Sagal Mustafe Xasan Nuur ayaa shaqodii Universal Tv ka dhaadhacday iyadoo u wareegtay Tv Cusub oo xaruntiisu Nairobi tahay jago sarena ka heshay. 

Wariye Sagal oo arintaa ka hadlaysaana waxay tidhi “Alxmdulilah waxaa ii rumoobay riyooyinkaygii qaaar inaan maanta halkaan joogo kor uga dalaco Waxaaaan aad iyo aaad aaan ugu mahadcelinayaaa shaqaalahaygii sharafta badnaaaa ee aan mudada 8sano ahayd lasoo shaqeeyay ee tvga universal tv oo wax xumaan ah na dhexmarin mudadaaan lashaqaynayay aduunku waa meerto waana is daba joog marwalba waan idin jeclahay wajigii aan isku baranay iyo kafiican. 




Ayaan idinla wadagi doonaa maanta lagabilaaabo waxaan goaan ku gaadhay inaan katago shaqadii aan ka hayay tageerayaashaydana waxaaad igala socon doontaaan tvga calamiga RTN xaruntiisa nayrobi kenya iyo waliba ano layga dhigay agaasimaha guud ee Somaliland ee tvgaaas”.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Sababta Sagal Mustafe ay Universal Tv Uga Tagtay
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-06T20:57:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sababta Sagal Mustafe ay Universal Tv Uga Tagtay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:57 PM and have 0 comments