RASMI: Shah Rukh Khan Oo La Xaqiijiyey Inuu Yahay Daadiyahay Xaflada Filmfare awards 2017

RASMI: Shah Rukh Khan Oo La Xaqiijiyey Inuu Yahay Daadiyahay Xaflada Filmfare awards 2017


ADVERTISEMENTS
Shah Rukh Khan ayaa wali muujinaya inuu yahay jilaaga ugu firfircoon dhanka iyo jiliinka iyo sidoo kale kasoo dhexmuuqasahda Bollywood-ka shaashadihiisa.

Xidigaan ayaa loo dhiibay inuu daadiye ka noqdo xaflada Filmfare awards ee lagu bixindoono abaalmarino kala duwan ,waxaana la ogaaday inuu yahay ninka kaliya ku haboon inuu Shah Rukh Khan yahay.

Jilaayaal badan ayaa kasoo muuqandoono xafladaasi oo ay kamid yihiin jilaayaal cusub ee sanadkaan soo baxay waxaana laga yaabaa inuu noqdo xaflad xamaasad badan.

Maxaa yeelay Rugcadaayaal badan ayaa inta lagu jiray sanadkaan 2016 sameeyeen filimaan badan kuwaasi oo suuqa Box Office-ka wacdaraha ka sameeyeen.

Ugu dambeeyn waxaa la sugidoonaa sanadka 2017 iyo daadiyahay Filmfare awards Mr Shah Rukh Khan oo masraxa wacdaro ka dhigidoono.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: RASMI: Shah Rukh Khan Oo La Xaqiijiyey Inuu Yahay Daadiyahay Xaflada Filmfare awards 2017
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-21T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
RASMI: Shah Rukh Khan Oo La Xaqiijiyey Inuu Yahay Daadiyahay Xaflada Filmfare awards 2017



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:30 AM and have 0 comments