RASMI: Filimka Befikre Oo Maalintiisa Gudaha India Kasoo Xareeyey Lacagtii La Wada Sugayey

RASMI: Filimka Befikre Oo Maalintiisa Gudaha India Kasoo Xareeyey Lacagtii La Wada Sugayey


ADVERTISEMENTS
Filimka Befikre ayaa todobaadkiisa labaad lugta geliyey waxaana filimkaan uu wali sameeyanayaa ganacsi xooga dhanka Box Office-ka waxaana uu hada gaaray rikoor macquul ah.

Filimkaan ayaaa todobaad saarnaa tiyaatarada India,balse lacagt loo saadaalinayey todobaadkiisa koowaad waa uu gaari waayey ,waxaana ay taasi keentay inuu todobaadkiisa labaad la qiimeeyo qiimaha uu keenidoono.

Shaley oo ay ahayd bilowga todobaadkiisa koowaad waxaa uu filimkaan gaaray inuu shaqeeyo lacagtii ama qarashkii laga sugayey oo ah inuu gaaro 50 crore mark.

Jimcadii shaley waxaa ay ahayd maalintii 8aad ee filimkaan laga daawado tiyaatarada gudaha India waxaana uu shaqeeyey 1.75* crores, waxaana ay taasi ka dhigantahay inuu filimkaan gabi ahaan uu shaqeeyey 50.50 crores.


Director Aditya Chopra ayaa wali wax badan ka rajeeynaya filimkaan inuu sameeyn ku yeesho Box Office-ka.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: RASMI: Filimka Befikre Oo Maalintiisa Gudaha India Kasoo Xareeyey Lacagtii La Wada Sugayey
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-21T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
RASMI: Filimka Befikre Oo Maalintiisa Gudaha India Kasoo Xareeyey Lacagtii La Wada Sugayey



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:30 AM and have 0 comments