qaabka wasmada xalasha ah

qaabka wasmada xalasha ah


ADVERTISEMENTS
Xariirka nolosha sariirta ayaa ka mid ah tiirarka ay ku tiirsan
tahay asaaska guriga lamaaanaha , waxaana jira kara qaladaad
labada dhinac ka dhaca taasi oo wasaqeyn karta hanaan
socodka nolosha sariirta
Si loo helo nolol sarriireed oo ku dhisan dareen sareeya waxa
ay iftineducation.com ku siineysaa talooyin aad kaga hor tagi
karto fashil ku yimaada kulanka naxariista
Xal U Raadi Biyaha Durba Soo Boodaya : biyaha deg deg ragga
uga yimaada ama haweeneyda ayaa saameyn ku yeesha
hanaan socodka kulanka waxa ayna niyad jab ku riddaa labada
dhinac waxa ayna taasi ku badan tahay ragga .
Hadaba si looga hor tago waxaa ninka ku haboon in uu
sameeyo jimcsi , qaato cunooyinka naqafada leh , in aadan
damac ku galin adiga oo niyad ahaan ama jir ahaan daallan ,
haddii dhibkaada uu intaas ka weyn yahay la xariir taqt
* Hurdo Ku Carar : waxaa jira rag durba hurdo u
carara marka ay sidas u dhamaato ciyaarta taasina waxa ay
niyad jab ku riddaa xaaska ee ninyahoow iska daa habkaas oo
ogoow lamantaada sheekooyin iyo gacmo gacmeyn ayay..

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA




qaabka wasmada xalasha ah 

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: qaabka wasmada xalasha ah
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-01T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
qaabka wasmada xalasha ah



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:30 AM and have 0 comments