Murashaxiinta u taagan madaxweynenimada Soomaaliya oo intooda badan haysta laba sharci

Murashaxiinta u taagan madaxweynenimada Soomaaliya oo intooda badan haysta laba sharci


ADVERTISEMENTS
275-ka xubnood ee Aqalka Hoose ee Baarlamaanka iyo 54-ka xubnood ee aqalka sare ayaa lagu wadaa inay doortaan madaxweynaha sagaalaad tan iyo markii uu xornimada qaatay dalka 1960.

Inta badan Soomaalida ayaa ku noolaa meel ka baxsan dalkooda sida qaxootiga oo ay sabab u tahay dagaalkii sokeeye ee ka dhacay Soomaaliya tan iyo sanadkii 1991.


18 ka musharax ee madaxtooyada ayaa inta badan degan Maraykanka iyo Canada, halkaas oo ay ka heleen aqoonsiga dhalashada. Laba jinsiyadoodka ama sharciyada ayaan ka reebeenin inay isku sharaxaan madaxweynanimada ilaa hadda madaama ay haystaan baasaboorka Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynahii hore-Sharif Sheikh Ahmed, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Maxamed Cali Nuur iyo Jabril Ibrahim Abdulle Ka sokow, inta kale ee musharaxiinta ah ayaa lagu soo waramayaa in ay leeyihiin laba sharci.

hadaba uga bogo liiska hoose kuwa heysata dhalashada laba dal iyo dalalka labaad ay kasoo jeedaan.

Faadumo Dayib - Canada

Omar Abdirashid Ali Sharmarke - Canada

Abdiweli Sheikh Ahmed - Canada

Abdirahman Abdullahi Baadiyow - Canada

Dr. Cabdinaasir Maxamed - United States

Canab Dahir - United States

Dr.Bashir Nuur-Bidaar H Looyan - United States

Abdirizak Omar Mohamed - United States

Mohamed Abdullahi Mohamed - United States

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan - United Kingdom

Abdirahman Faroole - Australia

Said Abdullahi Dani - Denmark

Yassin Maaxi Mallin - Sweden

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Murashaxiinta u taagan madaxweynenimada Soomaaliya oo intooda badan haysta laba sharci
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-10T19:50:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Murashaxiinta u taagan madaxweynenimada Soomaaliya oo intooda badan haysta laba sharci



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 7:50 PM and have 0 comments