Mucaaradka Suuriya oo iska caabiyay dullaanka dowladda

Mucaaradka Suuriya oo iska caabiyay dullaanka dowladda


ADVERTISEMENTS
Mucaaradka dalka Suuriya ayaa sheegay inay iska caabiyeen ciidamada dowladda oo kusii durkayay deegaanada ay maamulaan ee Xalab.

Degmoioyiinka weli mucaaradka ay ku jiraan ayaa duqeyn ay ku socotaa.

Beesha caalamka waxay codsanayaan in dowladda Bishar Al-Asad ay hakiso dullaanka ay ku hayso bariga Xalab.



Ciidamada dowladda ayaa militari dheeraad ah u diray magaalada Taariikhiga ah ee Palmyra.

Magaaladaasi waxaa weeraray dagaal yahanada Daacish, taas ayaana keentay in culeyska uu ka yaraado Xalab.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Mucaaradka Suuriya oo iska caabiyay dullaanka dowladda
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-12T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Mucaaradka Suuriya oo iska caabiyay dullaanka dowladda



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:30 AM and have 0 comments