Ma Laga Yaabaa In Cristiano Ronaldo Uu Ka Qeeyb Galo Haddii La Casuumo Xaflada Guurka Ee Lionel Messi & Saaxiibtiisa Antonella Roccuzzo?

Ma Laga Yaabaa In Cristiano Ronaldo Uu Ka Qeeyb Galo Haddii La Casuumo Xaflada Guurka Ee Lionel Messi & Saaxiibtiisa Antonella Roccuzzo?


ADVERTISEMENTS
Weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa ku dhawaaqay in sanadka soo socda uu si toos ah ula caqal gelidoono saaxiibtiisa oo ay wax badan isla noolaayeen.

Kadib markii ay iska dhaleen laba caruur ah Messi waxaa uu go’aansaday inuu guursado saaxiibtiisa Antonella Roccuzzo, waxaana ay saaxiibo wada ahaayeen tan iyo yaraantooda.

Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo marka laga soo tago dagaalka ka dhexeeya taageeriyaashooda waxaa la aaminsayhay marka kaamirada la horjoogo inay muujiyaan saaxiibtinimo kuwaasi oo kaftama mararka qaar.

Ciyaartooy badan ayaa laga yaabaa Sida uu ogaanayo WWW.gaaloos.com inya ka qeeyb galaan xafladaasi waxaa ku jiridoono Cristiano Ronaldo oo ay macquul tahay inuu ka qeeyb galo xafladaasi.



Dhanka kale aqoon ayey isku leeyihiin Cristiano Ronaldo iyo Antonella Roccuzzo kadib markii ay ku kuleen xafladii 2015 Ballon d’Or oo lagu doonsiinayey Messi, sidaasi darteeda waxaa laga yaabaa in Cristiano Ronaldo uu ka qeeyb galo xaflada guurka ee Lionel Messi.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ma Laga Yaabaa In Cristiano Ronaldo Uu Ka Qeeyb Galo Haddii La Casuumo Xaflada Guurka Ee Lionel Messi & Saaxiibtiisa Antonella Roccuzzo?
Posted by:galmada Net
Published :2016-12-21T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ma Laga Yaabaa In Cristiano Ronaldo Uu Ka Qeeyb Galo Haddii La Casuumo Xaflada Guurka Ee Lionel Messi & Saaxiibtiisa Antonella Roccuzzo?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 AM and have 0 comments